DHAGEYSO:Mudanaha Liboi oo dowladda codsi u diray

Wakiilka deganka Liboi Mudane Hussein Ahmed Bashiir ayaa dowlada ka codsaday in ay furto xuduudka u dhaxeeya Kenya iyo Somalia wuxuuna xusay in xirnashaha xududka ay dowlada uga dhumaysay dhaqaalo badan halka shacabka kenyaanka ay ku dhib qabaan .
Mudanaha ayaa intaas ku daray in xuduudka oo lafuro ay faa’ido shaqo abuur iyo fursad ganacsi u tahay shacabka deegaanka Liboi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here