DHAGEYSO:Mudanayaasha deeganada masalaani iyo Huluqo oo soo dhaweeyay magacaabista gudoomiye xaafadeedyada

Mudanayaasha deeganada masalaani iyo Huluqo oo ka wada tirsan deegaanada kursi Baarlaamneedka Ijara ee ismaamulka Garissa ayaa soo dhaweeyay magacaabista gudoomiye xaafadeedyada ama jiifaf iyo sido kale ku xigeenadooda kuwaas oo ay dawlada u magac awday deegana ka tisan Degmoyinka Huluqo iyo Ijara .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here