DHAGEYSO:Mudane Aadan Barre Ducaale oo ka hor yimid hadalkii ka soo yeeray Maraga

Xildhibaanka laga soo doorto Garissa Township ee ismaamulka Garissa Aadan Barre ducaale ayaa si weyn uga soo horjeestay hadalkii ka soo baxay madaxa cadaaladda ee dalka David Maraga ee ahaa in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu kala diro aqalka baarlamaanka.
Maxamad Mooge ayaa warkan inoo haya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here