DHAGEYSO:Muqdisho oo laga dareemayo ciid ka duwan ciidihii hore

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa ciida waxaa looga dareemayaa si ka duwan sidoo sanadihii hore waxayna shacabka muujinayaa cabashooyin dhanka ganacsiga iyo kororka qiimaha waxyaabaha ay gadanayaan waxayna dowlada ugu baaqeen inay ka qaado bandowga habeenkii ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here