DHAGEYSO:Muslimiinta oo loogu baaqay inay Allah bari sameeyaan

Shekh Husein Abdullahi oo kamid ah culumada magaalada Garissa ayaa muslimiinta ugu baaqay inay Allah bari sameeyaan si uu Allah uga bad baadiyo aafooyinka uu ka midka yahay cudurka Corona virus kaas oo galaaftay noolasha dad badan guud ahaan caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here