DHAGEYSO:Muslimiinta oo loogu baaqay inay si wada jir ah u raadiyaan bisha Shawaal

Sheekh Xassan Cabdullahi Cameey

Guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta ee NAMLEF laanteeda Garissa sido kalena xubin ka ah guddiga qaabilsan xaqiijinta dhalashada bisha soonfur Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey ayaa dadka muslimiinta ah ugu baaqay in galabta ay si wada jir ah u raadiyaan bisha Shawaal madaama bisha Ramadaan ay maanta tahay 29.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here