DHAGEYSO:Naafada oo loo diray baaq ku aaddan Coronavirus

Madaxa fulinta ee hay’adda naafada waqooyiga dalka ee loo yaqaano NONDO , Haaruun Macallim Xassan ayaa dadka uunan lixaadka u dhameystirneeyn kula taliyay inay nadaafadda ku dadaalaan si uunan uu saameyn cudurka Coronavirus isagoo dhanka kale bulshada ugu baaqay inay garab siiyaan naafada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here