DHAGEYSO:NDMA xafiiskeeda Mandera oo ku baaqday in roobdoonka la sii wado

Madaxa xafiiska maamulka qaran ee maareynta abaaraha ee NDMA laantiisa ismaamulka Mandera Xuseen Maxamed Caliyow ayaa ka hadlay saadaal ku aaddan in roobabka ilaa dhammaadka sannadkan ay yaraan karaan, saameynta ayaxa, cudurka COVID19 iyo culeyska abaaraha ay ku keenaan xoolo dhaqatada xilli maanta laga roobdoonay magaalada Mandera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here