DHAGEYSO:Nin la dagaalamayay Al-Shabaab oo lagu dilay Beledweyne

Mid ka mid ahaa ciidamada macawiisleeyda ee gobolka Hiiraan kula dagaalama Al-shabaab ayaa xalay lagu dilay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi
koox dableey ah ayaa xalay ninkan ku weeraray hoygiisa waxaana inta aysan dilka u geeysan ka hor dhex martay israsaaseeyn ay ka dhalatay geerida qofkan iyo dhaawaca ugu yaraan laba qof oo shacab ah.
Cabdishakuur Maxamed Xasan , weriyaha idaacadda starfm ee magaalada Baladweyne ayaa dhacdadan uga warramay Cubeyd Xasan Maxamuud oo nooga soo warramo Galgaduud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here