DHAGEYSO:Nolasha qoys ay carruur ka xanuunsan tahay oo laga dayrinaya

Waxaa laga dayrinayaa nolasha qoys soomaaliyeed oo in muddo ah ay ubad uga xanuunsan yihiin xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyadoo xaaladda caafimaad ee carruurta wax looga qaban waayay gudaha qaxootiga.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan Dadaab nooga soo diray

Qoyska dhibaateysan si loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa 0743689911

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here