DHAGEYSO:Noocyo ka mid ah guurka soomaalida oo sii yaraanaya

Qaar ka mid ah noocyada guurka ee qeybta ka ah dhaqanka soomaalida ayaa waayadan dambe sii yaraanaya waxaana ka mid ah guurka loo yaqaano dumaasha iyo xiskiisanka.
Bulshada deegaanka Dadaab ayaa siyaabo kala duwan arrinkan uga hadlay sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here