DHAGEYSO:Odayaasha faraxumeynta haweenka maslaxo ku dhameeya oo baaq loo diray

Qaar ka mid ah culumada ismaamulka Wajeer, aqoon yahano iyo dadka u ololeeyo arrimaha jinsiyada ayaa ka hadlay faraxumeynta loo gaysto gabdhaha yaryar iyo haweenka iyagoona baaq u diray odayaasha xeer soomaaliga loo yaqaano maslaxada arrinkan ku dhameeya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here