DHAGEYSO:Ololaha talaalka jadeecada oo laga daahfuray Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho ahna gudoomiyaha gobalka banadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa daahfuray ololaha Talaalka Jadeecada iyo Dabeesha oo si wadajir ah looga fulin doono degmooyinka gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here