DHAGEYSO:Puntland oo gudi u magacowday Gurmadka dadka ay daadadku Saameeyeen.

Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Puntland Axmed Karaasha ayaa magacaabay gudi ka kooban ilaa todobo Xubnood oo agaasimaya dhamaan Howlaga loogu Gurmanayo dadka ay waxyeeladu ka soo gaadhay roobab Mahiigaan ah oo ka da’ay deegaano ka mid ah maamulka Puntland halka meelaha qaar ay saamayn ka dhalatay.
Roobabkaan xoogan ayaa ka da’aya gobolada Bari,Sanaag iyo Sool,waxaana ka mid ah wasiirka Howlaha guud iyo Guryaynta Puntland Axmed bashiir Muuse oo gudoomiye ka ah gudigaas,Faarax Maxamed Cawaash Wasiirka Kaluumaysiga Puntland,wasiir ku xigeenka arimaha gudaha xildhibanao iyo Xubno kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here