DHAGEYSO:Puntland oo sheegtay inay dacwad ku soo oogayso shaqaale UN oo aan canshuur Bixin

Xafiiska Xeer ilaalinta ee Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay inay dacwad ku soo oogayaan shaqaalaha UN-ka ee diiday inay bixiyaan lacagaha Canshuurta ee ku waajibay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here