DHAGEYSO:Puntland oo sheegtay inay samaysanayso Qariirad aan tan Soomaaliya ahayn.

Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Puntland ayaa sheegay in wasaaradiisu ay diyaarinayso waxa uu ku tilmaamay Qariirad ama Map aan ahayn kan dalka Soomaaliya oo Puntland u gaar ah sida uu hadalkiisa u dhigay.
Waxa uu xusay inay uga gool leeyihiin sida uu sheegay Jaangoynta goobaha Codbixinta ee deegaanada Maamulka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here