DHAGEYSO:Qaar ka mid ah culimada Rift Valley oo soo dhaweeyay hadal ka soo yeeray madaxweynaha

Qaar ka mid ah culimaaudiinka gobolka Rift Valley gaar ahaan ismaamulka Uasin Gishu ayaa soo dhaweeyay hadal uu madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta maanta jeediyay oo ahaa inaan ramadaanka awgii wax isbeddel ah lagu sameyn doonin saacadaha uu bandowga habeenkii shaqeeya.
Waxay sido kale sheegeen inay si weyn isugu diyaarinayaan bisha barakeysan ee Ramadaan.
Culimada ayaa muslimiinta iyo dhammaan shacabka dalka ugu baaqay inay qaataan amarrada iyo talooyinka caafimaad ee lagu xakameynayo faafitaanka caabuqa coronavirus

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here