DHAGEYSO:Qaar ka mid ah dadkii ay dhibaatada ka soo gaartay Xasuuqii Wagalla oo cabanaya

Iyadoo maanta la aasaya madaxweynihii hore ee dalka Daniel Arap Moi ayaa waxay dhanka kale ku beegan tahay xilligii Wajeer uu ka dhacay xasuuqii Wagalla ee sannadkii 1984-tii.
Qaar ka mid ah dadkii ay eheladooda dhacdooyinkaas ku nafwaayeen oo u warramay idaacadda Star FM ayaa dowladda ka dalbanaya inay magdhow u sameyso.

Xasuuqii Wagalla ayaa dhacay intii u dhaxaysay 10-kii ilaa 14-kii bishii labaad ee 1984-tii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here