DHAGEYSO:Qaar ka mid ah dadkii qandaraaska ka qaatay dawladda Garissa oo cabanaya

Qaar kamid dadki qandaraaska ka qaatay dawlada ismaamulka Garissa muda dheer na ku leh lacagti shaqadi ay Dawlada uqabteen ayaa dawlada dhexe ka codsaday in arintaa ay soo fara galisa madama sida ay sheegeen ay lacagtoodi ka waayeen dawlada ismaamulka Garissa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here