DHAGEYSO:Qaar ka mid ah geeleyda Lagdera oo cabanaya

Geela xanuunsan

Isaaq Maxamad Caroog iyo Iidle Cabdi Sheekh waxay ka mid yihiin geeleyda ku nool Afweyne oo ka tirsan deegaanka Lagdera ee ismaamulka Garissa.
Waxay ka cabanayaan cudur muddo afar bilood ah haya geelooda oo neefaf dhowr ahna ay uga dhinteen waxayna doonayaan in dowladda dhexe iyo midda ismaamulka ay gurmad dhanka daawooyinka ah gaarsiiyaan.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayay Khadka taleefoonka ugu warrameen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here