DHAGEYSO:Qaar ka mid ah maamulka degmada beledxaawo oo magaalada binaanka uga baxeyn

Qaar ka mid ah maamulka degmada beledxaawo oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha degmada ayaa shalay degmada banaanka uga baxay isagoona galankii dambe ee shalay dib ugusoolaabtay degmada Gudoomiyaha degmada degmada beledxaawo cabdicasiis xareed cabdullaahi ayaa idaacada starfm ugawaramay sababta ay banaanka ugaga baxeen magaalada waxa uuna baaq udiray buldhada beledxaawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here