DHAGEYSO:Qaar ka mid ah qoysaska Kismaayo oo uu bacaad saameeyay

Qoysas ku nool magaalada Kismayo ayaa waxaa gebi ahaanba aqalladii ay degenaayeen dhulka ka hoos mariyay bacaadka xeebta Kismayo oo ku soo rogmay , dhimasho , dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaana ka dhashay sida ay ku soo warramayso Maandeeq Xuseen ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here