DHAGEYSO:Qaar ka mid ah shacabka Garissa oo ka hadlay qeeybsiga dakhliga dalka

Qaar kamid ah dadka ku nool magaalada Garissa oo ka hadlay dooda waayadn hareysay aqalka Senatka Dalka ayaa ka soo horjeesaday in dhaqaalaha la siiya ismaamul goboleedyada lagu saleeya tirada Dadka ku nool county kasta .waxayna rabaan in dhaqaala lagu saleeya baaxada Dhulka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here