DHAGEYSO:Qaar ka mid ah shacabka xaafadda Islii oo fududeysanaya cudurka COVID19

Maxamad Axmad Khaliif ayaa warbixintan ku eegaya.

Dhanka kale qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu ayaa walaac ka muujiyay xayiraad laga cabsi qabo inay dowladda mar kale soo rogto si loo xakameeyo faafidda caabuqa coronavirus.
Waxay sheegayaan inay horay saameyn uga soo gaartay tallaabadii lagu xiray isku socodka gaadiidka dalka sidaas awgeedna ay madaxweyne Uhuru Kenyatta ka codsanayaan inuusan soo celin xayiraadihii jiray

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here