DHAGEYSO:Qaar ka mid ah wakiilada golaha hoose ee ismamulka Garissa ayaa cabasho ka muujiyay jirdil ay sheegeen in ciidamada dalka ay ka geysanayaan degmada Xuluuqo ee deegaanka Ijara.

Maxamad Mooge ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here