DHAGEYSO:Qaar ka mid ah xildhabaanada labada gole ee barlamaanka Soomaaliya u matala Galmudug ayaa ka hadlay sida ay u arkaan safarka Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka soomaaliya Xassan Cali Khayre ee Galmudug .

Waxay sheegeen inay rajeynayaan in la soo dhiso Galmudug mideysan oona laga dhabeeyo dib u heshiisiin uu carabaabay ra’iisul wasaaraha.
Sido kale waxay dowladda soomaaliya uga mahadceliyeen dadaalada ay ka waddo deegaanada kala duwan ee maamul goboleedkaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here