DHAGEYSO:Qaar ka mid Xarumaha lagu barto qur’aanka kariimka ismaamulka Garissa oo dayac ka muuqdo

Dugsiyada lagu barto qur’aanka kariimka ee qeybo ka mid ah ismaamulka Garissa gar ahaan deganka lagdera ayaa waxaa ka jira dayac dhanka dhismaha ah waxaana kamid ah dugsi ku yaala tuula hoos tagta Modogashe
Mohamed baaruud Hussein ayaa faah fahinta warkan inoo soo diray

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here