DHAGEYSO:Qalabka ka hortaga COVID 19 oo maanta la gaarsiiyay qaar ka mid ah iskuulada Mandera

Gudiga la dagaalanka Cudurka covid-19 ayaa maanta qaar kamid ah Dugsiyada ismaamulka mandera ee dhawaan dib loo furay gaarsiiyay qalabka ka hortaga Cudurka coronavirus.
Faah faahinta warkan waxaa Mandera inooga soo diray wariyaheen Maxamuud Maxamed Sh Lafagari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here