DHAGEYSO:Qandaraasleyda Garissa oo ay cabasho ka soo yeeraysa

Qaar ka mid ah qandaraasleyda ismaamulka Garissa ayaa ka cabanaya inaan weli la siin lacago kaga baxay adeegyo ay fidiyeen waxayna baaq u direen dowladda dhexe in ay soo farageliso caqabadda haysata

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here