DHAGEYSO:Qaraabada haweeney ku dhimatay isbitaalka Mandera oo cabanaya

Ehelada haweeney ku geeriyootay isbitaalka wayn ee magaalada Mandera ayaa ka cabanayo inay daryeel xumo u dhimatay gabadhooda waxayna dowladda ka dalbadeen diyaddeeda sida uu ku soo warramayo Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here