DHAGEYSO:Qarmri dhawaan la qabtay oo maanta Muqdisho lagu gubay

Sawir qamri

Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Maanta goob fagaare ah ku gubay Kunteendher Qamri ah oo dhawaan lagu qabtay Dekeda Magaalada Muqdisho.
Qamrigaan waxaa lagu gubay Barax ku Taala Dugsiga Tababarka ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Iskuul booliisiya waxaana digniin loo diray dadka ku howlan ganacsiyada sharci darada ah.
Taliyaha Ciidanka ilaalada Canshuuraha Soomaaliya Gen Xassan Bariise ayaa hoosta ka xariiqay inaysan marna Aqbalayn ganacsiga sharci darada ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here