DHAGEYSO:Qaxootiga Dadaab oo dareenkooda ka dhiibtay arrimaha Gedo

Qaxootiga ku nool xeryaha Dadaab ayaa ka hadlay arrimaha ka taagan Gobolka Gedo soomaaliya waxayna dowlada dhexe ee soomalia iyo maamulka Jubbaland ugu baaqeen wada hadal iyo xal siyaasaded inay ka garaan muranka u dhaxeeya
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here