DHAGEYSO:Qaxootiga Dadaab oo rajeynaya in Joe Biden uu ka qaado xayiraadii Trump

Qaxootiga Dadaab ayaa si aad ah ugu faraxsan guusha Joe Biden waxayna rajo badan ka qabaan in ugu dambeyn la qaado xayiraadihii uu 4 sano ka hor saaray dadka qaxootiga ah madaxwayne Donald Trump.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab nooga soo diray

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here