DHAGEYSO:Qaxootiga Dadaab oo u riyaaqay guusha Joe Biden

Bulshada soomaaliyed ee ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa soo dhaweyay guusha madaxweynaha dooran ee Maraykanka Joe Biden waxayna shegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin.
Qaar ka mid ah dadweynaha xeryaha qaxootiga Dadaab oo ay wareysatay warbaahinta Star ayaa dareenkooda sidatan u muujiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here