DHAGEYSO:Qaybtii shanaad ee Soomaali ku xiyirnayd Uganda oo Muqdisho la geeyay

Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Uganda oo markii 5-aad muwaadiniin Soomaaliyeed oo Uganda ku xanibnaa dalkooda Hooyo dib ugu celisay.
Qaar ka mid ah dadkii shalay laga qaaday Magaalada Kampala ee Caasimada dalka Uganda lana geeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa dareenkooda warbaahinta la wadaagay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here