DHAGEYSO:Qiimaha raashinka ee magaalada Jowhar oo sare u kacay

Kaddib markii roobab Xooggan ay ka da’een qaybo badan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya Sidoo kalena ay biyaha Roobabku jareen waddooyinka Muhiimka ah ee ay baabuurta isticmalaan ayaa waxaa Sare u kacay qiimaha Raashinka lagu kale iibsado ee gobolada dalka Soomaaliya.
Meelaha laga soo sheegayo Sare u kaca ku yimid Raashinka ayaa waxaa ka mid ah Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle maadaama ay biayaha roobabku gooyeen wadada isku xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo jowhar,waxayna Cabasho ka soo yeeraysaa Shacabka ku nool Magaalada Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here