DHAGEYSO:Qof ku nool Garissa oo ku guulaystay abaalmarinta Safaricom ee adeegga Lipa na M-pesa

Shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom ayaa maanta shaaca ka qaadday in Joshua Muthui oo dhalasho ahaan ka soo jeedo Mwingi balse ka shaqeeya Garissa uu noqday guulaystaha lixaad.
Waxaa ay shirkaddu abaalmarin siinaysa shakhsiyaadka inta badan isticmaalo adeegga Lipa Na M-PESA.
Ninkan oo ay da’diisu tahay 24 sano jir ayaa la gudoonsiiyay guri ka kooban saddex qol.
Xilli uu warbaahinta u warramay ayuu faahfaahin ka bixiyay qaabka ay ugu suurtagashay inuu guulaysto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here