DHAGEYSO:Qof ku xanuunsan Dadaab oo bulshada caawimaad ka codsaday

Waxaa laga dayrinayaa nolasha aabe Soomaaliyeed oo muddo ku xanuunsan xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo xanuunkiisa wax looga qaban wayay gudaha xeryaha wuxuuna muslimiinta ka codsaday inay soo caawiyaan
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab nooga soo diray

Bukaankan si loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka nambarkiisu yahay 0710213015

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here