DHAGEYSO:Qofkii aan bandowga u hoggaansamin oo la karantiilaya

Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in qofkii aan u hoggaansamin amarka bandowga habeenkii lagu xisaabanaya inuu la macaamilay dadka uu cudurka haleelay ama looga shakisan yahay.
Wasaaradda ayaa sheegtay in shakhsiyaadka bannaanka lagu arko inta u dhaxaysa 7-da fiidnimo ilaa 5-ta aroornimo muddo 14 cisho ah la karantiilaya.
Dhanka kale wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in deegaanka Nyali ee ismaamulka Mombasa uu hadda ugu horreeyo dhanka kiisaska ee gobolka xeebta waxaana laga diiwaangeliyay (11), deegaanka Mvita (7), Kisauni (7) iyo Changamwe (2).
Dr. Mercy Mwangangi, xoghayaha dhanka maamulka ee wasaaradda caafimaadka oo faahfaahin ka bixinaysa kiisaska cudurka Covid-19 ee laga soo tabiyay degmooyinka hoos tago deegaan baarlamaneedka Nyali ayaa waxaa hadaladeeda ka mid ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here