DHAGEYSO:Qofkii ugu horeeyay oo Mandera ugu dhintay Corona Virus

Barasaabka ismaamulka Mnadera Ali Ibrahim Roba ayaa galabta shacaiyay in qof uu ismamaulka mnadera ugu geeriyooday COVID-19.
Waana qofkii ugu horeeyay oo ismamaulkaas uu noloshiisu galaafto xaanuunka halista ah.
Mr Roba ayaa tacsi u diray qofka u dhintay cudurkan qoyskisa .
Waxaa uuna sheegay inay jiraan dad kale oo lagu arkay calaamado muujinaya caabuqa Coorna Virus.
Gudoomiye Roba ayaana ka warbixinayaa xalaadihi ugu dambeeyay mandera

Dhinaca kale waxaa uu shacabka Mandera ugu baaqay inuu cudurka jira oo ayna ka taxadaraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here