DHAGEYSO:Qorax madoobaad laga soo sheegaya Mandera iyo qaxootiga

Waxaa lagu soo warramayaa in meelo ay ka mid yihiin Mandera iyo xerada qaxootiga ee Xagardheer ee deegaanka Dadaab ay qoraxdu madoobaatay.
Sheekh Axmad Suudaani oo ka mid ah culimada Mandera ayaa bulshada ugu baaqay inay Alle bari sameyaan

Mid ka mid ah dhageystayaasha idaacadda oo ku sugan Xagardheer ayaa isna dareenkiisa sidatan u muujiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here