DHAGEYSO:Qoys ay gabadh kaga xanuunsan tahay Dadaab oo caawimaad codsaday

Qoyska gabadh muddo dheer ku xanuunsan xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa musliminta ka codsaday in garab laga siiyo sidii ay ku heli lahayeen qarashaadka caafimaad ee lagu daaweyn karo gabadhooda
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warkan oo dhamaystiran Dadaab nooga soo diray

Qoyskan ay gabadha ka xanuunsan tahay si loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa 0745120029

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here