DHAGEYSO:Qoys danyar ah oo uu wiil ka xanuunsan yahay oo mar kale bulshada codsi u diray

Xuseen Cabdi Bonaay waa aabaha wiil yar oo xanuusan oo maalmo ka hor warbixin ku saabsan aan bulshada la wadaagnay.
Waxaa uu noo sheegay in ilaa iyo hadda ay soo gaartay caawinaad ah qiyaastii 50,000 oo shilin wiilkana la geeyay isbitaalka Kijabe si halkaas loogu daaweyo.
Qoyskan oo danyar ah ayaa muslimiinta uga mahadceliyay garab istaagga ay u muujiyeen waxayna codsadeen in taageero dheeraad ah loo fidiyo maadaama 600,000 oo shilin ay ku baxayso daaweeynta canugga xanuunsan iyagana aynan awoodin inay qarashkan iska bixiyaan

Ciid doonaysa inay caawiso waxay kala xiriiri kartaa nambarka ah:0726523301

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here