DHAGEYSO:Qoys ku dhibaateysan Daarfuur oo caawimaad codsanaya

Qoys Soomaaliyeed oo ku dhibataysan tuulada Daarfuur oo ku taala deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa muslimiinta ka codsaday inay soo cawiyaan.
Maxamad Baaruud Xuseen oo booqday qoyskan ayaa warbixintan noo soo diray

Waxaa qoyska dhibaateysan si loo caawiyo lagala xiriiri karaa 0718310159

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here