DHAGEYSO:Qoys ku nool Dadaab oo xaaladiisa laga dayrinaya

Waxaa laga dayrinayaa nolasha qoys soomaaliyeed oo ku dhibaataysan mid ka mid ah xeryaha qaxootiga ee Dadaab waxayna muslimiinta ka codsadeen inay u gargaraan sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen.

Qoyskaas dhibban si loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa 0710213015.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here