DHAGEYSO:Qoys soomaaliyeed oo ku dhibaateysnaa Dadaab oo deeq la gaarsiiyay

Waxaa deeq la gaarsiyay qoys Soomaaliyeed oo ku dhibaateysnaa xeryaha qaxootiga ee Dadaab kaddib markii toddobaad ka hor cabashadooda aan baahinay .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here