DHAGEYSO:Qoysas ku barakacay daadad saameeyay ismaamullada Busia iyo Migori

Wararka naga soo gaaraya ismaamullada Busia gaar ahaan deegaanka Budalangi iyo sido kale Migori ayaa sheegaya in halkaas ay boqolaal qoys ku barakaceen.
Arrintan ayaa timid kaddib roobab xooggan oo halkaas ka da’ay.
Barakacayaasha ayaa Dowladda ka codsanaya inay dib u dejin u sameyso sido kalena ay ku caawiso daawooyin ay u adeegsan karaan nadaafadda maadaama uu dalka ka jiro cudur saameeyay wadamo badan oo caalamka ka tirsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here