DHAGEYSO:Qoysas ku xoolo beelay abaaro oo ku dhibaateysan Balanbal

Laba qoys oo reer guuraa ah oo xoolihii ay ka dhammaadeen kaddib saameyn ka soo gaartay abaarihii dalka soomaaliya ku dhuftay ayaa ku dhibaateeysan deegaan hoostaga degmada Balanbal ee waqooyiga gobolka Galgaduud
Macallin Axmed Mire Salaad oo ka mid ah dadka deegaanka Balli Howd ayaa idaacadda Star FM waxaa uu uga warramay xaaladda nololeed ee haysata qoysaskaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here