DHAGEYSO:Qoyska wiil lagu soo daaweeyay Turkiga oo ka mahadceliyay taageerada bulshada

Ehelka Salim Sheekh Xassan Cabdullahi Cameey oo ahaa wiil xanunsana oo gurmadkiisa ay ka qeyb qaadatay ummada soomaaliyeed dal iyo dibadba kaas oo muddo 4 bilood ah arrimo caafimaad ugu maqnaa wadanka Turkiga ayaa dib loogu soo celiyay magaalada Garissa isagoo caafimaad qabo waxaana garab istaaga loo fidiyay soo dhaweeyay sido kalena bulshada uga mahadceliyay ehelkiisa iyo waxgaradka Garissa.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here