DHAGEYSO:Ragga oo aad ugu badan qaadista Corona Virus ,Kenya

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Mutahi Kagwe ayaa sheegay in cudurka Corona Virus uu aad ugu badan yahay ragga.
Waxaa uuna ugu baaqay inay sameeyaan sida dumarka kuwaas oo marka loo barbar dhigo ragga aad uga taxadara xanuunka COVID-19.
Mr Kagwe waxaa uu Ragga ugu baaqay inay xirtaan af-xirka ama maaskarada.

Kiisaska Kenya ee cudur sidaha Corona Virus ayaa hadda kor u dhaaftay 12 kun.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here